Amar cusub oo lagu soo rogay goobaha Waxbarashada ee Magaalada Belad-weyne

Maamulka cusub ee gobolka Hiiraan ayaa amar ku soo rogay goobaha waxbarashada ee ku yaalla magaalada Belad-weyne. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa lagu amray Iskuulada ku yaalla Magaalada Beledweyne iney suraan calanka Somalia iyo kan Maamulka Hirshabelle. Dabageed ayaa ugu hanjabay iskuulkii fulin waayo in talaabo adag … Continue reading Amar cusub oo lagu soo rogay goobaha Waxbarashada ee Magaalada Belad-weyne